jaamacada
jaamacada
  • 2
  • 2 651 030
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
Kaa Guuray aniguye..
Hadan layga kaagadan...
Maxaaaad iga raad gureysaaa...
Переглядів: 2 187 095

Відео

Cumar Dhuule - Gocasho
Переглядів 464 тис.14 років тому
Cumar Dhuule - Gocasho

КОМЕНТАРІ

  • @jama-ahmed4159
    @jama-ahmed4159 5 днів тому

    30/1/2025 Heestan kama daalo

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 9 днів тому

    Qayb ka mid ah fanka AUN Cumar Dhuule Cali iyo hayaankii uu ugu kicitimay Guryosamo.

  • @abdelazizdacar1308
    @abdelazizdacar1308 13 днів тому

    2025 bishii 1aad 21 keedii maalin Salaasa ah ayaan goor galab ah dhegaysanayaa heestan aniga oo ku sugan Hargeisa. Iga dambeeyow wan ku salaamay❤.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 19 днів тому

    15/1/2025 yaa dawanaya✌️

  • @AbdiasisMuse-n5c
    @AbdiasisMuse-n5c 23 дні тому

    Still 2025😊 Mid kamida heesaha aan ugu jeclahay inta ila jecel heesta love saara pls, marxuumkana aan u duceyno, Raximahullah🤲

  • @MOHAMEDIBRAHIMABDI-l2w
    @MOHAMEDIBRAHIMABDI-l2w Місяць тому

    03/01/2025 MUQDISHO WADAJIR 1:15AM ALXAMDULILLAAH WAA XILI AAN XAALADII NOLOSHEYDA UGU ADKEEEYD AAN KASOO BAXAY ALXAMDULILLAH ALLE DIB IIGUMA CELIYO INTA LADHIBANNA ALLAHA KA DULQAADO...... NOLOSHU MA ADKA MARKA AAD KALIGAA SOCOTO LKN WAXEEY AAD U ADAGTAHAY UNA XANUUN BADAN TAHAY MARKA AAD QOF RAACDO OO AAD KALIGAA SOO LAABATO.... ANIGA QOF AYAAN RAACAY OO AAN WADAJIR AHEYN MUDO KU DHAW 15 SANO NASIIB DARO KALIGEEY AYAAN SOO LAABTAY KALINIMADA WAAN KU DHIBTOODAY ALXAMDULILLAH LABA BILOOD OON ALLE BARYAAY SI FUDUD AYAAN KAGA BOGSOODAY WALOOW EEY XASUUS IIGA TAGTAY HADDA WAAN WACANAHAY ALXAMDULILLAAAAAAH

  • @CabdishakuurAwil
    @CabdishakuurAwil Місяць тому

    🎉🎉🎉 steel listen2025❤❤❤❤❤

  • @mohamednuurgelle6714
    @mohamednuurgelle6714 Місяць тому

    Waxa dhagasanya 1/1/2025 sanad iyo nolol cusub oo qurx bdn aya alle weyne ka rajeenaya Sida dhaman bugaanada ku xiran dr cumar dhule mid taas la mid ah aya u rajeenaya Allha u naxriisto cumar dhule

  • @molucky9070
    @molucky9070 Місяць тому

    2024 december 25 yaa ila jooga asxbta 😢

  • @ahmedjama7757
    @ahmedjama7757 Місяць тому

    በፍቅር የምወደው የአጎቱ ዘፈን🥰🥰🥰

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed Місяць тому

    Inta heestan 2025 dhagay sanaysa like ta hayla dhaafina saxibayal

  • @xamzearian7020
    @xamzearian7020 Місяць тому

    Nafta kaa galgalatoo waxa gayaan kale ay gacalo moodaa😢❤

  • @DhiirigaligeMaanka
    @DhiirigaligeMaanka Місяць тому

    Goorsheegtu waa 9 bisha December 2024 sacadu waa 5:00 galnimo waxaan ku dhageysaneyaa ksimaayo hadii aan dib umilicsado wayaheygiii waxaan ku xasuustaaa hestaaan aniga oo ku nool afmadow 2023 waxaan is jecleeen gabar reer Nairobi ah kadib waxaa nasoo kala dhaxgley isfahn waaa dhankeeda ka imaadey xiligaas ayaan hestaaan isku mahelin jirey Cumar Dhuule 😢😢😢😢

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg Місяць тому

    Cawa dhagasanayaa anigu shaqa ka imid waa heesta kaleh adagaa ibartey iyo kartid from london inta ila dagaysanayso cawa 8/12/24 23:13 thnks

  • @shafiali583
    @shafiali583 Місяць тому

    Yes pig time somali 💯☝️💯

  • @ashabedel
    @ashabedel 2 місяці тому

    12/5/24😢

  • @BarreAhmed-yd8xg
    @BarreAhmed-yd8xg 2 місяці тому

    TAᴀʀɪɪᴋʜᴅᴜ Wᴀᴀ 29/Nᴏᴠᴇᴍʙᴇʀ/2024 Mᴀᴀʟɪɴ Jɪᴍᴄᴇ ᴀʜ Wᴀxᴀɴ Dʜᴀɢᴀʏsᴀɴᴀʏᴀ 9:40 Hᴀᴘᴇᴇɴɪᴍᴏ Cᴀᴀᴡᴀ 6ᴅɪɪ Fɪɪᴅɴɪᴍᴏ ᴇᴇ Cᴀᴀᴡᴀ Aʏᴀᴀɴ Fᴜʀᴀʏ Xᴀᴀsᴋᴀʏɢɪɪ Oᴏ Aᴀɴ Jᴇᴄʟᴀᴀ Wᴀxᴀʏ Iɪ Dʜᴀsʜᴀʏ Wɪɪʟ ɪʏᴏ Gᴀʙᴀᴅʜ. Jᴀᴄᴀʏʟᴋᴀ Aᴀɴ U Qᴀʙᴏ Iɴᴛᴀ Uᴜ Lᴇᴇɢ Yᴀʜᴀʏ Wᴀxᴀ Oɢ Oᴏ Qᴜᴅʜᴀ Iʏᴀᴅᴀ Bᴀʟsᴇ Tᴀᴀ Mᴀᴄɴᴀʜᴇᴇᴅᴜ Mᴀᴀʜᴀ Iɴ ᴀʏ Wᴀx Kᴀsᴛᴀ Oᴏ Aʏ Jᴇᴄᴇsʜᴀʜᴀʏ Oᴏ Sʜᴀʀᴀғᴋᴀʏɢᴀ Dʜᴀᴀᴡᴀᴄᴀʏᴀ Iɴ ᴀᴀɴ Kᴀ Oɢᴀʟᴀᴀᴅᴏ. Nᴇʙɪ Nᴜᴜx ɪʏᴏ Gᴀʙᴀᴅʜɪɪsɪɪ Aʏᴀᴀ Tᴜsᴀᴀʟᴇ ᴀʜᴀᴀɴ Iᴅɪɴᴋᴀɢᴀ Fɪʟᴀɴ Wᴀxᴀɴ Aʟʟᴇ Wᴇʏᴅɪɪsᴀɴᴀʏᴀᴀ Nᴏʟᴏʟ Fᴀʀxᴀᴅ ɪʏᴏ Rᴇʏʀᴇʏɴ Lᴇʜ Iʏᴀɴᴀ Nᴏʟᴏsʜᴀ ᴀᴀɴᴜ Kᴜᴡᴀᴅᴀ NᴏᴏLᴇʏɴ Mɪᴅ Kᴀsɪɪ Qɪɪᴍᴏ Bᴀᴅᴀɴ Iɴ Aʏ Kᴜ Nᴏᴏʟᴀᴛᴏ Aʏᴀɴ U Rᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ Iɴsʜᴀʟʟᴀʜ...

  • @feisalmohaa984
    @feisalmohaa984 2 місяці тому

    Waad i dilaysaa, oo waxaad iga ilaalinaysaa inaan dhinto😭

  • @feisalmohaa984
    @feisalmohaa984 2 місяці тому

    Waad i dilaysaa, oo waxaad iga ilaalinaysaa inaan dhinto 🙂‍↕️

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому

    Indhayga ayaa ooooyaya.

  • @AyuubYuusuf-gs7go
    @AyuubYuusuf-gs7go 2 місяці тому

    Waxy kamid tahy heesaha❤❤ anan ka daalin ❤2024 11 13

  • @AbdiqaniAhmedDigale
    @AbdiqaniAhmedDigale 2 місяці тому

    Adunow aduun 😢

  • @AhmedMohamed-wl7tr
    @AhmedMohamed-wl7tr 2 місяці тому

    7/11/2024

  • @IbraahimCali-fk6oe
    @IbraahimCali-fk6oe 3 місяці тому

    Haben isniin ah taarikh 4/11/2024 saacada 9:33 😢hadad iga danbeysey ku soo dhowoow😢 nolasha kuma ciisho 😢

  • @AsmoCali-s1g
    @AsmoCali-s1g 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤😅🎉🎉🎉🎉

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 3 місяці тому

    Xabalay xoog badnidaa adigu hee Soo cumar iyo rag lamida maheysud😢 Edetorka aayaa asigucana cajiiba taswiirta uu sare

  • @2Gkin
    @2Gkin 3 місяці тому

    Anyone 25🔟 204😢

  • @khadroahmed696
    @khadroahmed696 3 місяці тому

    Qofkii dawanaya 2024 like hayla dhaafin

  • @axmedzakifalastiin3351
    @axmedzakifalastiin3351 4 місяці тому

    04 / October / 2024❤

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 4 місяці тому

    Jiilkii sideetamadyadii iyo sagaashamadki wxay kaso boodaan culayska nolosha kadibna Wxy dib ugu noqdaan heesihii wayhi hore 2024😢

  • @FatushQurux-o5y
    @FatushQurux-o5y 4 місяці тому

    2/10/2024😢

  • @jawjawofficial5648
    @jawjawofficial5648 4 місяці тому

    17/1/2023 waxan wayay qeeb kamid ah jirgeyga 💔😭

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 4 місяці тому

    28/09/24😢

  • @shafiali583
    @shafiali583 4 місяці тому

    Ocali

  • @shafiali583
    @shafiali583 4 місяці тому

    Cawa o ohahaa hadii kii lasacanod 😊kuuùuuùùuuuuùuuu ywugeuiiwhhhwjjo

  • @MohamettAhmed-ix2vd
    @MohamettAhmed-ix2vd 4 місяці тому

    Ma waxaa jiraa gayaan kale wll 😊

  • @AbdiraxiimAbdir777
    @AbdiraxiimAbdir777 4 місяці тому

    Heestan waxaan dhagaysanayaa aniga oo maalin ka hor aan kala tagnay gabadhii aan is jeclayn anigoo u qorsheeyay guur 3bil ka hadhsanaa oo kaliya 😢 ma aqaan sababta ay igaga fogaaty lakiin hada wax gabadh la dhahoba waan ka xasaasiyadoodaa wakhtigu waa 12:35 21/9/2024 sanad igu xumaa insha allah waxaan rajaynayaa inaan ka bogsan doono nabarkaa magaca gabadha hinda ibraahin magaalada wajaale❤

  • @AhmedOmer-xg1ju
    @AhmedOmer-xg1ju 4 місяці тому

    11.09.24😢

  • @manalciltira8127
    @manalciltira8127 4 місяці тому

    09/09/2024 lkn heeston jeclahay udhagaysanaya love isara baL❤

  • @DohertyMax
    @DohertyMax 5 місяців тому

    Lee Amy Lee Helen White Barbara

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 5 місяців тому

    24aug7,2024 hadii aad soboqoto like ha.ila dhafin❤ 👍

  • @MahadMohamed-gd5mn
    @MahadMohamed-gd5mn 5 місяців тому

    Heesaha maanta la leeyahay 20M bay marayaan ama kor bay u dhaafeen oo bilaa Nuxurka ah ama sheekada ah & heesahan markaan arka waa yaaabaa😮, hada wakhtiga keenayoo micnuhu waa in ay suugaantii luntay oo ay sii yaraanayso Dadkii suugaanfa lahaana tageen A.U.N dhamaantood hadii suugaan jiri lahayd ama qiimeyn faneed waa. Kuwan heesaha 20+M. U baahan waliba & kabadan markaasaa sheeko waxa la leeyahay 20+ bay maraysaa.

  • @KalidAhmed-b3j
    @KalidAhmed-b3j 5 місяців тому

    Allaw u naxariiso jano fardawsana ku casuun ❤❤

  • @SalahSalah-xs4yf
    @SalahSalah-xs4yf 5 місяців тому

    16/8/2024 7:09 pm 💔

  • @aliissack8504
    @aliissack8504 5 місяців тому

    Gaarsii warkeygo inantan ugulunguley, cumar dhule allow kuraxmo, 14/8/2024 habeen khamiis hestan kudageysani qolkeyga kacalisadhana ay igaxanaqdhi........... Xasuus ay itahay

  • @rudwaanmuxumedcabdi3283
    @rudwaanmuxumedcabdi3283 5 місяців тому

    14/08/2024 👊👊🙌🙌🎶🤲✊

  • @nimcaanomer3100
    @nimcaanomer3100 5 місяців тому

    Ha goopyaalin meel aan gacal kaaga muuqane iska daa guptaanyada

  • @nimcaanomer3100
    @nimcaanomer3100 5 місяців тому

    17/07/2024💔

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 6 місяців тому

    Qofkii muqalkan so ka liyy ma noolyhy 11yr ago😢😢

  • @maxamedcabdulaahi3649
    @maxamedcabdulaahi3649 6 місяців тому

    30/7/2024 eesh calaa hees